Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam oo shalay ku soo laabtay Kismaayo kadib markii uu soo dhammaaday shirkii ka tashiga qaabka looga qeybgalayo shirka London ayaa saaka booqday garoonka kubadda cagta ee Waamo Stadium.

Garoonka kubadda cagta ee Kismaayo ( wamo stadium) ayaa lagu goglay roogga cagaaran dhammaantiis.

Qorshaha lagu dayactiraygaroinka laguna fidiyey garoonka waxaa qeyb wanaagsan ku leh guddiga isboirtiga Jubaland gaar ahaan gobolka jubbada hoose.

Gobolka jubbada hoose wuxuu ahaa gobolkii ugu guusha badnaa tartankii cayaaraha gobolada dalka Soomaaliya wuxuuna caan ku ahaa waxsoosaarka beeraha iyo isboortiga.

Madaxweynaha Jubaland oo garoonka gudahiisa kula hadlay guddiga isboortiga heer state iyo heer degmada Kismaayo ayaa ku ammaanay shaqada loo maray in la fidiyey roogga cagaaran ee garoinja oo qorshahiusa in muddo ah socday, sidoo kale waxaa goobtaas joogay oo warbixino dhiibay masuuliyiin ay ka mud ahaayeen guddoomiyaha degmada Timajilic iyo guddoomiyaha isboirtiga Timajilic.

 

Faafin: Afdheer.com

 

 
TV Afdheer