Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Roobab ka da`ay waqooyi bari dalka Kenya

Garissa (Afdheer) Gobolka waqooyi bari dalka Kenya waxaa ka da`ay roobab wanaagsan oo lagu diirsaday waxaana da`ay roobab biyo dhigay gaar ahaan Garissa county.

Roobabka da`ay ayaa ku da`ay inta badan gobolka Garissa county waxaana togagga ama lagaha maray biyo xoog leh oo u socda dhanka wabiga.

Roobabkan ayaa imaaday xilli abaar baahsan ka jirto deegaanadan.

Waqooyi bari dalka Kenya wuxuu ka mid yahay deegaanada ay saameysay abaarta bariga iyo geeska afrika ka jirtey waxaana u da`ay roobab lagu farxay oo is-haya illaa Jubaland..

 

Faafin: afdheer.com

 
TV Afdheer