Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Roob ka da'ay gobolka Afdheer

Hargeele (afdheer) Roob lagu diirsaday ayaa ka da'ay gobolka afdheer ee dhulka soomaalida Ogaden regions.

Roobkan ayaa is haya webi cilaan illaa webi weeb dhulka u dhaxeeya.

Degmooyinka uu ka da'ay waxaa ka md ah Ceelkare, Jarati, Hargeele, Baareey iyo Dooloow.

Dhulka uu roobkan ka da'ay waa dhul aan helin kaalmo xilligii adkaa ee ay rafaadisay abaartu.

 

 

Faafin: afdheer.com

 

 

 
TV Afdheer