Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Xizbiga Uhuru Kenyatta oo helay qeybo taageersanaa mucaaradka..

Garissa (afdheer) Doorasho ayaa sannadkan 2017 ka dhacaysa dalka Kenya waxaana ku tarrami doona xizbiyo u ordaya xilalal sare.

Sida muuqata gobolka waqooyi bari dalka Kenya oo hore u kala qeybsanaa muxaafid iyo mucaarad ayaa hadda inta badan la filayaa inay ka mid noqon doonaan xizbiga madaxweynaha dalka Kenya ee Jubilee.

Qaar ka mid ah masuuliyiinta ugu caansan Garissa county ayaa ku biiray xizbiga Jubilee waxaana la filayaa inay kuwo kale ku soo biiri doonaan maalmaha soo socda.

 
TV Afdheer