Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Dowladda cusub ee Soomaaliya iyo Imaaraadka carabta oo isfahmay.

Muqdisho (afdheer) Kulan dhax maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya imaaraadka carabta ayaa la sheegay inuu ku dhammaaday isfaham.

Imaaraadka carabta oo kamid ah dalalka faraha kula jira arrimaha Soomaaliya ayaa dalka ka fuliyey mashaariic iyo heshiisyo uu la galay dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamulada ka jira dalka Soomaaliya.

Heshiisyada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah heshiiska Somaaliland ee dekedda Berbera iyo saldhig meletari oo Berbera ah, dekedda Boosaaso, dekedda Kismaayo iyo mashaariic uu fulin doono kuwaas oo ay ka mid yihiin garoomo diyaaradeed laga sameynaayo maamulada koonfur galbeed iyo Jubaland.

Xukuumadda cusub oo dad badan saadaalinayeen inay diidi doonto heshiiyada maamuladu la galeen imaaraadka carabta ayaa u muuqata in aysan awoodin xilligan inay is-hortaagto heshiisyada imaaraadka waxaana la sheegay in uu baaqan doono mooshin ka qorsheynaayey in la geeyo baarlamaanka federaalka Soomaaliya haddii la geetana aan la diidi doonin qorshaha imaaraadka Soomaaliya ka leeyahay.

 
TV Afdheer