Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Midowga Yurub oo ka deyriyey xaalada abaaraha bay, bakool iyo Gedo.

Muqdisho (afdheer) Sida ay baahisay idaacadda BBC laanta afsoomaaliga ayaa lagu faafiyey in midiwga Yurub ka deyrinayaan xaaladda caafimaad iyo nololeed ee ka jira gobolada Bay, Bakool iyo Gedo.

Maamulada Koonfur galbeed iyo Jubaland ayaa warbixintan lagu sheegay inay yihiin meelaha ugu daran dalka Soomaaliya.

Abaaraha ka jira goboladan ayaa sababay inuu dilaaco cudurka daacuun caloolaha oo ay dad badan u dhinteen.

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo BBC arintaas uga waramay weriye Catoosh ayaa sheegay inay la shaqeynayaan cid kasta oo caawineysa dadka abaaruhu ay saameeyeen maamulkiisuna ay ka qeybqaataan.

Shariif Xasan ayaa sheegay inay jiraan deegaano ka tirsan gobolka Bakool oo aan la gaarin weli wuxuuna sheegay inay wadaan da'daal.

Abaarahan ka dhacay Soomaaliya ayaan loo tabaabusheysanin waxaana dhaqdhaqaaqa caawinta la bilaabay xilli dadka iyo duunyada ay saameysay jilceen taasoo keentay in dadku ku dhaco cudurka daacuun caloolaha oo dad badan u dhintaan.

Wasiirad Maryan Qaasim oo ka tirsan diwladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabeen talaal si deg feg shna waxaa loo bilaabay caawin iyo ka hortag.

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 
TV Afdheer