Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada cusub.

Muqdisho (afdheer) Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha wasiirada cusub ee jamhuuriyadda Soomaaliya.

224 ayaa HAA ku codeeyey halka 15 diideen 2na ka aamuseen.

Golaha wasiirada ayaa la dhaariyey, guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa dhaarinta kadib sheegay inay dhismeen tiirarkii dowladda sida baarlamaan, Madaxweyne, ra'iisul wasaare, gole fulin waxa hadhsan uu yahay garsoor, cadaalad iyo xuquuqda oo la dhiso.

 

 

 

 

 

 

 
TV Afdheer