Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Wasiirka gaadiidka dhulka iyo cirka dalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey.

Muqdisho (Afdheer) Wasiirka gaadiidka dhulka iyo cirka dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaat (Oomaar) ayaa maanta lagu soo dhaweeyey caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Wasiirka cusub ee xukuumadda Xasan Cali Kheyre xubnihii soo dhaweeyey waxaa ka mid ahaa wasiirka xukuumaddii Xasan Sheekh Maxamuud ee Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Jaamac Mursal (Geele).

Xukuumadda cusub ayaa la filayaa in codka kalsoonida loo qaadi doono beri iyadoo uu shir guddoomin doono ku xigeenka 1aad ee qalka baarlamaanka soomaaliya maadaama guddoomiyaha baarlamaanku noqon doono ku simaha madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Jordan kaga qeybgali doono shir madaxeedka ururka jaamacadda Carabta.

 

 
TV Afdheer