Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Golaha wasiiradda cusub oo RW Kheyre horgeyn doono aqalka baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (afdheer) Golaha wasiirada cusub ayaa la jorgeynayaa aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya muran kadib markii uu ea'iisul wasaare kheyre ku adkeystay inuysan waxba ka badali doonin liiska qoran.

Marka golaha cusub la horgeeyo aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa la rajeynayaa in la ansixiyo inkastoo aan la saadaalin karin xildhibaanada cusub oo ay suuragal tahay inay ku celiyaan.

Xildhibaanada ayaa la sheegay inay ku diidan yihiin liiska golaha wasiirada cusub awood qeybsiga beelaha 4.5 oo aan sax aheyn.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in laga heshiiyey murankii golaha wasiirada cusub iyo qaar ka mid ah xildhibaanada federaalka.

Guddoomiye xigeenka 1aad ee aqalka baarlamaanka ayaa la filayaa inuu guddoomin doono marka codka kalsoonida ra'iisul wasaaruhu weydiisan doono baarlamaanka maadaama madaxweynuhu dalka ka manaan doono kana qeybgali doono shirka jaamacadda carabta ee dalka Jordan ka dhici donno.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer