Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Ismaamulka guddoomiyaha gobolka Garissa mudane Nadiif Jama waxbadan buu qabtay +VIDEO

Garissa (Afdheer) Garissa Governor Nadiif Jaamac ayaa maalmahan waday kaambeyn uu ku raadinaayo kuuro ku filan si uu ugu guuleysto mar labaad kursiga Garissa Governor ee sannadka 2017 lagu tartamaayo.

Mudane Nadiif ayaa ku soo wareegay County-ga Garissa wuxuuna shacabka usoo bandhigay wuxuu qabtay intii uu xilka hayey.

Dim lights

Shacabka ree Garissa county ayaa soo dhaweeyey mudane Nathif Jama una ballan qaadeen inay mar labaad dooran doonaan.

 

 
TV Afdheer