Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Heshiisyo ay saxiixeen Labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya.

Nairobi ( afdheer ) Labada madaxweyne ayaa kala gaaray heshiis wax ku ool ah oo waxtar u leh labada dal heshiisyadaas oo isu jira heesyo ay hore u gashay diwladdii Xasan Sh. Maxamuud iyo heshiisyo cusub.

Qodobada ugu muhiimsam heshiiyada ay labada madaxweyne kala saxiixdeen waxaa ka mid ah:

• in duulimaadka diyaarada Nairobi illaa Muqdisho dib loo soo celiyey oo aan la mari doonin Wajir Airport, heshiiskan waxaa hore ula galay Kenya dowladii hore xilligii doorashada soomaaliya bilaabaneysay.

• In la isku furo xuduudaha:

Liboi - Dhoobley

Madera - Beledxaawo

Sidoo kale dadka iyo gaadiidku isaga gudbi karaan shuruud la'aan xuduudahaas.

•  in labada dal iska kaashadaan arrimaha abniga, ganacsiga, waxbarashada, iwm

• Dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya.

Heshiisyadan ayey labada madaxweyne ku tilmaameen kuwo taariikhi ah oo dan u ah labada dal.

 
TV Afdheer