Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo maanta kulmay

Nairobi (afdheer) Saacadaha soo socda waxaa xarunta madaxtooyada dalka Kenya ku kulmi doona Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Labada madaxwryne waxay ka wadahadli doonaan abniga, xiriirka labada dal iyo arrimo kale sida laga soo xigtay ilo ku dhowdhow.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho 3 maalmoid ah ku qaadan doona Nairobi oo uu kaga qeyb gali doono shirka IGAD uga furmaya halkaas.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay ka soo degay garoonka diyaaradaha waxaana soo dhaweeyey Aden Bare oo ah ninka 3aad ee madaxda Kenya, wasiiradda arrimaha dibadda Amina Maxamed iyo madax kale.

 
TV Afdheer