Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aden Bare oo ka hadlaya waxqabadkjiisa.

Garissa (Afdheer) Hoggaamiyaha aqlabiyadda aqalka baarlamaanka dalka Kenya (majority leader) Aden Bare Du`ale ayaa ka warbixiyey waxqabadkiisa degmada laga soo doorto ee Garissa wixii uu ka qabtay.

Dim lights

Aden Bare mudanaha laga soo doorto Garissa wuxuu sheegay inuu dhisay jidad iyo nalal, iskuulo, caruur uu ka bixiyey waxbarashada, isbitaallo, isla markaana wax ka qabtay nabadgaliyada intii uu xilka hayey, uuna gooyey 60.000 kuuro magaalada laga soo doorto ee Garissa.

Aden Bare ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in naloo soo baddalo dad Soomaali ah oo fahmi kara Soomaalida waxaana hadda jooga oo boliiska, abniga guud, nabadsugidda iyo xafiisyoi badan madax ka ah Soomaali.

Aden Bare wuxuu sheegay in Jubilee ay dalka gaarsiisay horumar dhaqaalaha dalkana kor loo qaaday 6%, jidad laami ah oo waaweyn, jidad tareeno, inay socdaan jidad laga wado dhanka soomaalida iyo kuwo bilaabanaaya mar dhow.

 

 
TV Afdheer