Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

warbixin kooban dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya+ VIDEO

Baydhabo (afdheer) Inta badan beelaha dowlad goboleedka  Koonfur galbeed ayaa dhaliilay xukuumadda cusub dowladda Soomaaliya.

Wasaaradaha loo magacaabay koonfur galbeed ayaa lagu tilmaamay inay yihiin wasaarado aan ku imaan nidaamkii 4.5 ee Soomaali ku heshiisay.

Xildhibaanada ka soo jeeda koonfur galbeed Soomaaliya ayaa dhaliishan qaabka awood qeybsiga wasaaradaha hase yeeeshee taageeray xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

Dim lights

Dhanka kale, xildhibaanada koonfur galbeed ayaa beeniyey waxyaabo la baahiyey oo shaqsiyaad ka tirsan baarlamaanka koonfur galbeed lagubeen abuurtay mana jirto ayey yiraahdeen mooshin ay ka keeneen madaxweyne Shariif Xasan sh. Aaden.

 

 
TV Afdheer