Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Garissa Governor Nathif Jama+ VIDEO

Garissa (afdheer) Nadiif Jaamac Aden waa governorka Garissa county wuxuu  mar labaad u sharraxan yahay Governor.

Garissa county wuxuu ka mid yahay county-yada ugu nidaamka wanaagsan 47 da county ee dalka Kenya wuxuuna kaalinta 1aad ka galay horumarinta iyo tayada caafimaadka dalka Kenya.

Intii uu xilka qabtay mudane Nafiif Jaamac waxaa garissa ka socda horumarinta waxyaabaha aasaasiga ah sida horumarinta caafimaadka (isbitaalo iyo dhakhaatiir), horumarinta waxbarashada ( dhisme iskool, macalimiin tayo leh iyo basas ay raacaan ardayda) helid biyo nadiif ah in magaalada oo aad u weynaatay la wada gaarsiiyo biyo nadiif ah qodobkan weli waa lagu dhaliilaa maamulka governor nadiif in kastoo waaxda biyaha ee ku shaqada leh keensadeen matooro waaweyn oo biyaha webiga ku keysada hadana weli waxaa jira xaafado yar oo aan biyaha u helin si fiican, degmooyinka county-gana waxaa laga hirgaliyey ceelal iyo waro si dadka iyo duunyadu u helaan biyo ku filan.

dhanka abniga guud shaan Garissa county ayaa noqotay deegaan abni buuxa ka jira oo la isku haleyn karo waxaana istaagay oo baaba'ay budhcadda ama boijiska kagu arki jirey gobolkan,  sidoo kale waxaa la nabadeeyey beelaha miyiga ee jifo jifo xurguftu uga dhaxeyn jirtey.

Nadiif Jaamac maamulkiisu waxay sameeyeen weelal biyo lagu keydiyo (waro) sidoo kale waxay qoodeen ceelala biyo (matooro) waxayna hagaajiyeen jidad.

Dim lights

Governor Nadiif Jaamac ayaa booqday Ijaara iyo Masalaani waxaana loogu soo dhaweeyey si heer sare ah iyadoo shacabka ku nool deegaankaas oo u soo baxay barso loo qabtay u sheegeen inay qaateen mar labaad inuu noqdo governor mudane Nadiif Jaamac Aden.

Dim lights

Governor Nadiif ayaa hadda booqanaya Lagdera wuxuuna joogaa Banane oo lagu soo dhaweeyey.

faahfaahinta waxqabadka garissa governor dib ayaan ka soo daabici doonaa maalmaha soo socda hadduu rabbi idmo lasoco.

 

Faafin: afdheer.com

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer