Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Laba ka mid ah golaha wasiiradda cusub ee maanta la magacaabay oo is casilay

Muqdisho (Afdheer) Gole wasiiro ka kooban 26 wasiir wasiir, dowlayaal iyo wasiir ku xigeenno ayaa maanta la shaaciyey waxaana ka mid ah xildhibaano, xubno hore siyaasadda ugu jirey iyo wajiyo cusub.

Laba ka mid ah golaha wasiiradda ayaa is casilay illaa hadda kuwaasoo sheegay inaysan u cuntamin xilka loo magacaabay.

Qiyaas ay sameeyeen qaar ka mid ah saxaafadda Soomaalida ayaa lagu ogaaday in dhanka Jubaland aan la siin wasaarado u qalma loona magacaabay wasaarado qaarkood aan laheyn xafiisyo lagu shaqeeyo xilligan.

Wasiiradda ka soo jeeda dhanka Jubaland ayaa lagu sheegay inay yihiin saddex wasiir kuwaasoo kala ah:

Mudane Mr. Maxamed Cabdullaahi Salaat (Oomaar) oo loo magacaabay wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka

Mudane Mrs, Maryan Awees oo loo mgacaaabay wasiiradda wasaaradda Dekedaha

Mudane Mr. Cabaas Siraaji oo loo magacaabay wasiirka wasaaradda hawlaha guud

 
TV Afdheer