Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Golaha wasiiradda cusub oo la magacaabay Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka

Kismaayo (afdheer) Maxamed Cabdullahi Salaat (Oomaar) wasiirka wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka waa wasiirka cusub ee beesha Absame kuna jira golaha wasiiradda cusub ee xukuumadda Khayre.

Wasiirka dastuurka ayaa laga dhigay Sharci yaqaan Xoosh Jibriil halka wasiirka arrimaha dibadda laga dhigay Yuusuf garaad oo hadda ah ambassadorka soomaaliya u fadhiya Ameerika.

Akhri golaha wasiiradda cusub ee Soomaaliya oo dhammeystiran:

1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen

2- Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta

3- Cabdi Salax Saciid Juxa, Arimaha Gudaha iyo dib

4- Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed Gaashaandhiga

5- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arimaha dibadda

6- Cabdullahi Daahir CISMAAN Waxbarashada iyo Tacliinta

7- Cabdi Raxmaan Xoosh Jabril Wasiirka dastuurka

8- Amb Jamaal Maxamed Xasan Qorsheynta Maalgeshiga

9- Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda

10- Maxamed cabdullahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka

11- Eng  Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta

12- Xildhibaan Sh Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola

13- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

14- Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska

15- Deeqa Yaasiin: Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka

16- Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta

17- Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha

18- Jeneraal Saciid Xuseen Saciid Wasiirka beeraha

19- Dr Fowziyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada

20- Dr Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Qaasim Wasiirka Kaluuleymsiga iyo kheyraadka badda

21- Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga

22- Eng Cabdi Raxmaan Maxamed Cismaan Yariisow Warfaafinta

23- Abuukate Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada

24- Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

25- Xildhibaan Saallim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha

26- Dr, Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Gargaarka.

 
TV Afdheer