Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Ku dhawaad 40 ruux oo ku geeriyooda gobolka Afdheer.

Hargeele (afdheer) Sida ay dheegayaan warar laga helayo miyiga degmada Hargeele waxaa dhintay dad kor u dhaafaya 31 ruux.

Nasiib daro dowladdu ma gaadho miyiga iyo tuulooyinka mana helin badbaado dadkaas biyaha ku sumoobay lama oga qaabka biyahani ku sumoobeen laakiin sida ay sheegayaan dad xog ogaal ah halka biyahan laga soo dhaamiyey oo u dhaxeysa Hargeele iyo Jarati ayaa ah biyo la isticmaalo oo dad iyo duunyaba ka cabaan waxaase la rumeysan yahay in biyaha booyaduhu ahaayeen ku sumeeyey dadkii cabbay wax dhintay iyo liitana yihiin.

Gobolka afdheer wuxuu ka mid yahay deegaanada aysan soo gaarin dowladda dhexe ee Itoobiya iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kama jiro gurmad abaaro marka laga reebo waxyaabo magac uyaal ah oo aan wax faa'iido ah u laheyn dadka abaartu haleeshay.

Gobolkan ma leh jidad wanaagsan, dawo lagula tacaalo dadka abaartu daciifisay, ceel matoor lagama yaqaano, war iyo biyo - keydin ha sheegin.

Gobolkan waa gobol aan la gaarsiin xoogga- korontada iyo wadooyin si aan loo ogaan xaaladda dhabta ah ee ka jirta.

Dadka ku nool gibolada loo yaqaan ogaden regions ee dalka itoobiya waxay u baahan yihiin caawin deg deg ah.

 
TV Afdheer