Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxweynihii Galmudug oo is casilay.

Muqdisho ( afdheer) Madaxweynihii dowlad goboleedka Galmudug state Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa is casilay.

Is casilaadda Guuleed ayaa la xiriirta xil ka qaadistii ay ku sameeyeen xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug oo xil ka qaadis ku sameeyey shir ay ku yeesheen Cadaado.

is-casilaadda Madaxweynaha ayey wararka qaar sheegayaan inay la xiriirto caafimaadkiisa.

Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa diiday xil ka qaadistii xildhibaanada laakiin wadashaqeyn la'aan baahsan kadib wuxuu madaxweyne Guuleed iska casilay xilka.

Waxaa hore u baaqday in loo tartamo xilkan sida ay xildhibaanada Galmudug iclaamiyeen.

 
TV Afdheer