Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay ra'iisul wasaare.

Muqdisho (afdheer) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay ra'iisul wasaarihiisa usagoo u magacaabay Xasan Cali Kheyre.

Dim lights

Ra'iisul wasaaraha cusub ayaa heysta dhalashada dalka Norway wuxuuna ahaa madaxa hay'adda The Norwegian Refugee Council (NRC) wuxuuna hadda u shaqeeyaa Som oil and Gass.

Ra'iisul wasaaraha cusub ee uu magacaabay madaxweyne Farmaajo waa shaqsi aqoonyahan ah oo la soo shaqeeyey hay'ado iyo dowladdii Xasan Sh. Maxamuud.

Hambalyo ra'iusul wasaare.

 
TV Afdheer