Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Wajeer county oo ay beesha Ogaadeen isku raaceen musharrixiinta beeshaas+ VIDEO.

Wajeer (afdheer) Axmed Muxumed Cabdullaahi oo ah mutacallim ayaa loo doortay in uu noqdo musharaxa governor-ka u taagarn xilka wajir county, Faadumo Geedi oo ah gabadh tacliin fiican leh ayaa iyaduna loo sharraxay women rep. sidoo kale waxaa MCA ama kursi ka mid ah councilka wajir-town loo sharaxay wiil u tartami doona.

Dim lights

Ogaadeenka dega Wajeer ayaa doonaya inay soo celiyaan kuraasta ugu sareeysa county-ga wajir iyagoo muujiyey go`aan mideysan oo ay ku heshiiyeen dhammaan Odayaasha beelaha Ogaadeen ee Wajeer.

Waxaa xusud mudan in Cabdiraxmaan Cali Colow oo shirkaas ka sheegay in uu go aansaday inuu tanaasulo oo uusan tartamin isagoo sheegay inuu ka fadhiistay tartankaas laakiin uu siyaasadda weli ku jiro lana shaqeyn doonotartamayaaha beeshu isku raacday.

Musharrixiinta beesha Ogaadeen sannadka 2017 ka sharraxan Wajir county:

Wajir Governor: Muqaabul

Women Rep.: Bahgeri

MCA wajer township: Bahgeri

 
TV Afdheer