Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxweynaha jubaland oo ka qeybgalaya caleemasaarka Madaxweynaha JF Soomaaliya.

kusmaayo (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxaned Islam iyo wafti uu hoggaaminaay ayaa tagay Muqdisho caasimadda Soomaaliya waxayna ka qeybgali doonaan caleemasaarka Madaxweynaha JF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la asteeyey inuu dhici doono 22.02.2017

Madaxweyne Axmed-madoobe waxaa garoonka Aden Adde Airport ku soo dhaweeyey Shariif Sh. Axmed iyo xubno baarlaanka cusub ka mid ah.

waftiga madaxweyne Axmed Madoobe waxaa ka mid ah wasiirka maaliyadsa Jubaland Cabdirashiid Jire iyo xubno kale. Madaxweynaha ayaa la fikataa inuu la julmi nadaxweynaga dgawaan la doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo..

 
TV Afdheer