Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Mulkiilaha Universaltv oo xabsiga Hargeysa laga siidaayey.

Jigjiga (afdheer) Mulkiilaha Universal tv ayaa tagay Somaliland markii uu hargeysa garoonkeeda ka degay ayaa la sheegay in la xidhay.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi maxamuud Cumar (Cabdi iley) ayaa la sheegay xiriir uu la sameeyey madaxweynaha Somaliland kadib in la siidaayey injineerka iska leh tv-ga Universal.

Ma aha markii ugu horeysay ee universal tv laga eedeeyo Somaliland waxaana jira warar aan jirin iyo dacaayado ay baahiyeen Universal tv gaar ahaan barnaamijka faaliyaha qaranka oo lagu dacaayadeeyo madax badan in lagu eedeeyo.

 
TV Afdheer