Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Garoonka kubadda cagta ee Waamo Stadium magaalada Kismaayo oo ....

Kismaayo (afdheer) Markii ugu horeysay waaxda Sport-ga dowlad goboleedka jubaland waxay ku guuleysteen in roogga cagaaran lagu goglo garoonka Waamo ee magaalada Kismaayo.

Gogosha garoonka nooca roogga cagaaran iyo qalab kale oo ay ka mid yihiin saacadaha waaweyn ee garoomada iyo qalab kale ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo xarunta gobolja j/hoise.

Kismaayo waxaa ka dhisan dhowr kooxood (teams) oo kubbadda cagta iyo kooxaha kubadda koleyga ee gabdhaha. Cayaaraha noocyadooda kale ayaa la filayaa inay ka hirgali doonaan Jubaland gaar ahaan cayaaraha fudud.

 
TV Afdheer