Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

90 ruux oo Soomaali ku noolaa Mareykanka oo ku laabtay Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Soomaali dhameystay xabsi iyo Soomaali loo diiday Sharci magangeliyo tiradooduna gaarayso 90 ruux ayaa ku soo laabtay Soomaaliya.

Dadkan ka soo noqday Mareykanka ayaa dalbaday oo iskood u codsaday in lagu celiyo dalkoodii Soomaaliya sida uu sheegay safiirka Soomaaliya u fadhiya Mareykanka.

Waxaa jira tiro kale oo Soomaali ah oo lagu celin doono Soomaaliya kuwaasoo loo celinayo siyaabo kala duwan kuwo sharciga Mareykanka loo diiday iyo kuwo dembiyo galay.

Soomaalida ku nool dalka Nareykanka ayaa isugu jira dad shaqeysta waxna bartay iyo kooxo dhaliyaro gaagis ah oo dembiyo kala duwan loo xiro.

 
TV Afdheer