Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Guddiga abaaraha koonfur galbeed oo tagay Xudur iyo Ceelbarde.

Ceelbarde (afdheer) watfi uu hoggaaminayo wasiirka xanaanada xoolaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa tagay gobolka bakool.

Waftigan ayaa tagay Xudur iyagoo hadda ku sugan degmada Ceelbarde ee gobolka bakool.

Madoobe Nuunoow oo waftiga abaaraha KG hoggaaminaya ayaa sheegay in abaarta ka jira degmoiyinkaas gobolka bakool waxyeello baahsan gaarsiisay dadka iyo duuntada gobolkan.

 

Faafin: afdheer.com

 
TV Afdheer