Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

02.02.2017 iyo go'aanka kiiskii badda Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Galabnimada khamiista 02 feb.2017 ayuu guddoomiyaha maxkamadda aduunka ee Hauge ku dhawaaqi doonaan dacwaddii kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Kiiska waan billaabeynaa oo maxkamadda ayaa awood u leh qaadista dacwada sida ay rabto Soomaaliya iyo kiiskan maxkamaddu ma gali karto labadaas jawaab ayaa laga sugayaa 02 febraayo 2017.

Kiiska badda haddii ay maxkamaddu ogolaato in dacwada la sii wado taas waxaa laga filan karaa solmaaliya oo ku guuleysatay kiiskii ay maxkamadda geysay halka haddii ay maxkamaddu diido inay kiiska gasho ay la micno tahay rabitaankii Kenya ee ahaa in labada dal heshiis isfaham ah hore ugaleen hadda ku dhammeystaan dhaxdoodu oo heshiiskii la sii ambaqaado.

Soomaaliya ayaa laga rajeynayaa in kiiska badda aqbali doonto qaadistiiisa maxkamadda aduunka ee fadhigeedu yahay dalka Nederland ama Holand.

 
TV Afdheer