Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxweyne Axmed-madoobe oo la filayo inuu wax ka badalo golahiisa wasiirada.

Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha jubaland Axmed Maxamed Islam (axmedmadoobe) ayaa la sheegay inuu qorsheynaya  isku shaandheeyn golihiisa wasiirada ah.

Isku shaandheyntan ayaa la filayaa inuu sameeyo horraanta bisha febraayo 2017 waxaana la sheegay in uu Madaxweynaha Jubaland soo daabici doono wareegto ay ku qoran yihiin maamulka dowlad goboleedka Jubaland oo dhammeystiran.

Sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah waxaa dib u habeyn xoog leh lagu sammeyn doonaa golaha wasiirada qaabka ay hadda u dhisan yihiin sidoo kale isbaddelkan ayaa saameyn doona saddexda gobol ee Jubaland ka kooban tahay.

Si kastaba ha ahaatee, isbaddel lagu sameeyo maamulka Jubaland ayaan wax weyn ku kirdhin doonin awoodda maamul ee Jubaland maadaama 50% aysan maamulin Jubaland deegaanada hoos yimaadda.

 

 

Faafin: afdheer.com

 
TV Afdheer