Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

5400 askar AMISOM Burundi ka jooga Soomaaliya oo ka baxaya ...

Muqdisho (afdheer) dalka ay Soomaaliya ka joogaan ciidanka labaad ee ugu tirada badan AMISOM ayaa ku gudajira sidii ay uga bixi lahaayeen AMISOM Soomaaliya.

Ciidamada dalka Burundi waxaa saameeyey cunaqabateyn dalkaasi ku soo rogeen midowga Yurub.

Midiwga Yurub ayaa diiday qaabkii doorasha ee dalkaasi ka dhacday taasoo keentay in cunaqabeyn la saaro dalkaasi.

Mushaarka ciidamada AMISOM -Burundi ee ku sugan Soomaaliya oo lagu sheegay tiro ka badan 5400 askari ayaan in muddo ah qaadan wax mushaar ah kadib markii mushaarkaas oo ay bixin jireen midowga Yurub u joojiyeen cunaqayeynta dalkaas la saaray awgeed.

Ciifamada nabad illaalinta ee loo yaqaan AMISOM kuna sugan koonfurta Soomaaliya waxaa ugu ciidan badan ciidanka ka socda dalka Ugaandha.

Waqtiga loo jaangooyey inay amisom ka baxdo Soomaaliya waa sannadka 2018 hadaan qorshahaas la badalin.

 

Faafin: afdheer.com

 
TV Afdheer