Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

31 arday oo ka qalinjabiyey kuliyada caafimaadka ee Xudur.

Bakool (afdheer) Magaalada xarunta gobolka bakool ee Xudur waxaa ku qalinjayey oo shahaadooyin la siiyey 31 arday oo la siiyey shahaadooyin.

Ardaydan bartay caafimaadka ayaa dhammeystay 2 sanno kulliyadda caafimaadka ee Xudur.

Gobolka bakool wuxuu ka kooban yahay 6 degmo oo dhammaantood ku jira gacanta maamulka koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Burburkii dalka Soomaaliya 1991kii kadib waxaa fiday oo horumar lagu sameeyey gobolada dalka halka waxbarashada, caafimaafka, dhismaha, iwm ku koobnaayeen markii hore caasimadda dalka ee Muqdisho laakiin maanta inta badan gobolada dalka Soomaaliya waxaa ka kira waxbarssho gaar loo leeyahay oo qaarkood tayadoodu wanaagsan tahay.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

 
TV Afdheer