Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Jawaari oo afhayeenka baarlamaanka ku guuleystay iyo Saadaasha ku xigeennada.

Muqdisho (afdheer) Shalay waxaa guuleystay Prof. Maxamed sheekh cusmaan Jawaari loona doortay afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya kadib markii uu ka guuleystay tartamayaashii kale.

Maanta waxaa socota doorashada labada ku xigeen 1aad iyo 2aad waxaana la filayaa inay ku guuleysan doonaan xildhibaan Muudey iyo xildhibaan Faarax midkood ku xigeenka 1aad.

Saadaasha Madaxweynaha ayaa ah inay isku soo hari doonaan Xasan Sh. Maxamuud iyo Cimar Cabdirashiid

 

Faafin: Afdheer.com

 
TV Afdheer