Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Guuleed iyo Shariif oo lagu dhagan yahay.

Muqdisho (afdheer) Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayey mooshin ka keeneen baarlamaanka ismaamulkiisa ee fadhigiisu yahay Cadaado.

Ma aha markii ugu horreysay oo dhaliil loo jeediyo madaxweynaha galmudug.

dhanka kale Shariif Xasan Sh. Aden Madaxweynaha koonfur galbeed ayaa lagu eedeeyey inuu ku xadgudbay sharciga loona baahan yahay inuu xilka baneeyo koonfur galbeedna doorato Madaxweyne cusub maadaama Shariif Xasan u sharraxan yahay Madaxweynaha Soomaaliya.

Shariif Xasan ayaa hore u ansaxiyey in baarlamaanka koonfur galbeed ogolaaday inuu u tartami xilka Madaxweynaha Soomaaliya isagoo haya xilka Madaxweynaha koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

 
TV Afdheer