Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Saneter cabdi xaashi oo ku guuleystay aqalka sare ee Somaliland.

MUQDISHO (afdheer) Doorashada aqalka sare ee Somaliland ayaa ka socota Muqdisho caasimadda Soomaaliya waxaana noqday shaqsigii ugu horeeyey ee guuleystay Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo helay 29 cod isagoo ka guuleystay Maxamud Jirde Xuseen.

Xildhibaankan wuxuu ka mid yahay xildhibaanadii hore waana xildhibaan laga jecel yahay koonfurta Soomaaliya.

11 saneter (aqalka sare) kana soo jeeda maamulka Somaliland ayaa lagu dooran doonaa Muqdisho, doorashadii aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Muqdisho lagu doortay xubno ka soo jeeda Somaliland.

Doorashooyinka Soomaaliya waa gabogabo 11-12 bishan waxaa la dooran doonaa afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa.

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer