Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Cumar Cabdirashiid iyo Shariif Xasan oo ka mideysan siyaasadda Soomaaliya

Nairobi (afdheer) Musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya Cumar CC Sharmarke iyo Shariif Xasan Sh. Aden ayaa la sheegay in ay kulan qarsoodi ah ku yeesheen Nairobi dalka Kenya kulankaas oo ku saabsanaa inay is kaashi siyaasadeed yeeshaan.

The labadan masuul ayaa ku tartamaya hal xil hase yeeshee waxaa la sheegayaa inuu jiro heshiis hoosaad ay galeen si midka u dhawaato guushu loo caawiyo marka uu ku guuleystana shaqo galiyo midka kale.

haddii qorshahan run yahay waxaa madaxweyne iyo ra'iisul wasaare isa siiyaan labadan masuul waxaa suuragal ah in beel ka mid ah beelaha labadan masuul helaan afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya oo ay habeel isku hesho laba ka mid ah saddexda xil ee dalka ugu sareeya.

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

 

 
TV Afdheer