Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Aqalka sanet-ka Kenya oo u codeynaya system doorasho cusub haddii uu hallaabo systemka elektarooniga.

Nairobi (afdheer) Aqalka baarlamaanka Kenya ayaa hore u meel mariyey in haddii uu hallaabo ama cillad tilaado in waqtiga doorashadan 2017 la isticmaali karo nooc manual ah haddii uu hallaabo nooca caadiga ah ee electro system-ka.

Maanta 05.01.2017 aqalka sare ee baarlamaanka Kenya ayaa cod u qaadaya in la isticmaali karo qaabkaas codeynta doorashada haddii ay suuragali weydo in la isticmaallo habka codeynta caadiga ah.

Saadaashu waa in xizbiga aqlabiyadda ee JUBILEE meel marin doonaan una codeyn doonaan cod aqlabiyad leh.

Xizbiga mucaaradka ayaa tagi kara maxkamad hase yeeshee maxkamadda ayaan la ogeyn go'aanka ay ka gaari doonto qaabkan doorasho ee ay dabada ka riixayaan xizbiga haya talada dalka Kenya.

Systemkan oo ay diidan yihiin mucaaradka Kenya ayaa lagu codeyn karaa qaab korrabshin ah waxaana la isticmaali karaa in ay codeeyaan dad dhintay ama dad ku nool dalka dibadiisa.

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer