Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Soomaaliya oo 05. Janaayo 2017 joojin doonta diyaaraha Qaadka haddii aysan Kenya fulin heshiiskii ....

Muqdisho (afdheer) Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal u dirtay dowladda Kenya qoraalkaas oo Kenya loogu sheegay in ay Soomaliyya mamnuuci doondo diyaradaha Qaadja ee ka imaanaya Kenya.

Soomaaliya ayaa sheegtay in heshiiskii ay wadagaleen Soomaaliya iyo Kenya aysan weli fulin heshaaskaas dhanka Kenya.

Soomaaliya ayaa hadda go'aansatay in 05.  January 2017 Soomaaliya laga mamnuuco dhammaan diyaaraha Kenya ka keena Qaadka.

Heshiiska aysan Kenya weli fulin waxaa ka mid ah in ay Kenya joojiso diyaaradaha ka imaanaya Soomaaliya ee loo leexiyo Wajir iyo in qaxootiga Soomaaliya ee ku jira xerraha dhadhaab aan lagu khasbin dib u celinta Soomaaliya illaa inta looga diyaarinaayo arrimaha aasaasiga ah.

Soomaaliya ayaa weli ku jirta xilli doorasho oo gabogabo ah.

 

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer