Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya oo martiqaad u sameeyey xildhibaanada Absame iyo aqalka sare oo la kordhiyey

Muqdisho (afdheer) Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geele) ayaa marti qaad u sameeyey mudanayaasha cusub ee labada aqal baarlamaanka Soomaaliya loo doortay beesha Absame.

 

Martiqaadkan waxaa ka soo qeyb galay dhammaan xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya loo doortay kuna yimid dowlad goboleedyada Jubaland iyo Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Xubnihii ka hadlay kulankaas qado sharafta ah ayaa soo jeediyey midnimada xildhibaanada iyo sidii horumar loo gaarsiin lahaa deegaanada laga soo doortay iyo guud ahaan Soomaaliya.

Dhanka kale, shirka madasha qaran ee hoggaamiyeyaasha Soomaaliya ayaa go'aamiyey in la kirdhiyo aqalka sae oo ka koobnaa 54 xubnood laguna daro:

Puntland, Somaliland, Galmudug, hirshabeele, koonfur galbeed iyo Jubaland ayaa min saddex (3) xubood loogu daray.

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer