Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Afrikaanka oo 46% dhiigkar qaba baaris la sameeyey.

(BBC) warbixin laga akhriyey idaacadda BBC laanta afsoomaaliga ayaa lagu sheegay in la sameeyey baaris qaaradda afrika dadka ku nool 46% ay qabaan dhiigkar (high blood pressure).

Cudurka dhiigkarka ma leh sabab gaar ah oo keena waxaa jira laba sababood oo kala ah i uu ka mid yahay cudurada loo kala qaado hideside ama dhaxlid ehelkaaga iyo in uu ku imaan karo jawiga nololeed ee aad ku nooshahay.

Dadka ku nool Miyiga kuma badna wuxuu aad ugu badan yahay dadka ku nool magaalooyinka taasoo lagu sababeeyey cunooyinka la warshadeeyey, sigaarka, qaadka, cunno aan dheeli tirneyn, iwm.

Cudurkan ayaa la aaminsan yahay inuu ku badan yahay dadka afrikaanka ah ( midabka madow) waxaana tusaale u noqday baaris lagu sameeyey Mareykanka ( USA) dadka midabkoodu cad yahay iyo kuwa midabkoodu madowyagay in dadka madow ee Mareykanka ahi ku badan yahay cudurkan dhiigkarku.

Cudurka dhiigkarku wuxuu ka mid yahay cudurada dilaaga ah.

 

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 
TV Afdheer