Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Roob ka da'ay magaalada dhoobley iyo guddiga difaaca Jubaland oo la shiray ciidanka iyo Shacabka magaalada.

Dhoobley (Afdheer) Magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose waxaa ka da'ay maanta roob biyo dhigay.

Dhoobley waxay ka mid tahay dalka Soomaaliya deegaanada ay ku nool yihiin xoolo dhaqato aad u badan.

Dhoobley waa magaalo ku taala xuduudka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya waana magaalo ganacsi.

Magaalada Dhoobley eaxaa maalmo ku suggan guddiga difaaca dowkad goboleedka jubaland iyo saraakiil ka socota dowladda federaalka Soomaaliya kuwaasoo indha indheeyey xaaladda guud ee ciidamada ku sugan Dhoobley una sheegay shacabka dhoobley iyo ciidamada melateriga in ay qorsheynayaan sidii loo tagi lahaa xarunta maamulka Jubaland magaalada Bu'aale.

 
TV Afdheer