Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Wafti dowladda federaalka iyo Jubaland isugu jira oo booqanaya Dhoobley.

xuquuqda Sawir: Nur Ugaas

Dhoobley (Afdheer) Wafti isugu jira dowladda fedraalka dalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedka jubaland ayaa shalay iyo manta jooga magaalada Dhoobley ee gobolka j/hoose.

Waftigan dhanka Jubaland waxaa ka mid ah Afhayeenka dowlad goboleedka jubaland Cabdinaasir Seeraar, Taliyaha ciidanka Jubaland jen. Ismaaciil Saxardiid iyo la taliyaha dhanka abniga ee madaxweynaha Jubaland Jen. Cabdi Mahdi.

Waftigan ayaa diyaarinaya ciidanka Jubaland ee ku sugan Dhoobley waxayna kulamo la qaateen madaxda magaalada Dhoobley.

Xarunta ciidamada Dhoobley ayey kula hadleen madaxdan askarta iyo saraakiisha ciidamada ku sugan Dhoobley.

Madaxda Jubaland ayaa ciidamada ay la hadleen u sheegay inaysan guul sheegan Karin dowlad goboleedka jubaland mar haddii gobolkii uGu barwaaqada badnaa ee j/dhexe weli maqan yahay loona baahan yahay in loo diyaar garoobo sidii uu u soo geli lahaa gacanta maamulka jubaland.

 

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer