Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Cayaartoydii degmada Baareey oo hantiyey koobka kubadda cagta ee gobolka Afdheer.

Hargeele (Afdheer) Cayaarihii ay wada cayaarayeen degmooyinka gobolka Afdheer sidaan hore idiinku soo gudbinay waxaa final isugu soo hadhay cayaartoydii degmooyinka Baareey iyo Jarati.

Saaka ayey wada cayaareen labadan kooxood oo ah labada kooxood ee uGu adag cayaartoyda gobolkan 90kii daqiiqo ee loogu talo galay cayaarta ayaa ku dhammaaday Baareeyt 1 - Jarati 1.

Waxaa cayaarta lagu daray 30 daqiiqo oo lagu kala badin waayey mar labaad.

Waxaa loo gudbay gool ku laad ama rigoorayaal, waxayna guushu raacday kooxdii ku cayaareysay magaca degmada Baareey oo ku badisay 7 gool,

Cayaartan waxay aheyd ciyaar xiisa leh waxaana koobka loo tartamayey markii 4aad hantiyey cayaartoydii ku cayaarayey magaca degmada Baareey.

 

Ilhan-Laki

Faafin: Afdheer.com

 
TV Afdheer