Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Baareey iyo Jarati oo final isugu soo hadhay cayaaraha kubbadda cagta ee gobolka ...

Hargeele (Afdheer) Bilihii ugu dambeeyey waxaa socday cayaaro kubbadda cagta oo ay wada cayaarayeen sideedda degmo ee gobolka afdheer ka kooban yahay.

Cayaarahan waxay ahaayeen kuwo is reeb reeb ah oo sida caadiga ah lagu qabto gobolkan sannad walba waxaana koobka qaata  degmo ka mid ah gobolka.

Cayaarahan waxaa final isugu soo hadhay labada kooxood ee ku cayaarayey magaca degmooyinka Baareey iyo Jarati.

Labadan kooxood oo aan kala dhicin loogana bartay cayaar wanaag ayaa la sugayaa kooxda hanan doonta koobka kubbadda cagta ee gobolka Afdheer.

Gobolka Afdheer ayaa dhowr sanno oo is xiga heysta koobka kubbadda cagta ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyadoo uu gobolkan leeyahay cayaartooy laacibiin ah oo aad looga yaqaano ddsi.

Gobolka Afdheer waa gobol abni buuxo ka jiro waana gobol aysan ka howlgalin ciidamada meletariga Itoobiya iyo habhadaha la dagaalama Itoobiya midna.

 

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

 

 

 

 
TV Afdheer