Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxda Soomaaliya oo Muqdisho ku shiraya.

Kismaayo (afdheer) Hogaamiyeyaasha madasha qaranka Soomaaliya ayaa ku shiraya Muqdisho si ay xal kama dambeys ah uga gaaraan xilliga doorashada afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya iyo doorashada Madaxweynaha.

2016 waa xilliga loo mudeeyey in lagu soo gabagabeeyo doorashada Soomaaliya.

Beesha caalamka ayaa madaxda Soomaaliya oo intoida badan xildoon ah ku cadaadinaaya in doorashada la soo gabagabeeyo 15.12.2016 ka hor ciida kiristaanka oo la rumeysan yahay inay xubnaha Soomaaliya qaabilsan doonayaan inay ku soo ciidaan waddanadoidii.

Haddii la heli 184 xildhibaan oo isugu jira xildhibaanada labada aqal waxaa buuxsanaya kooramka xubnaha doirankara madaxda sare ee dalku yeelan doono sidaa darteed waxaa la filayaa in doorashadu dhacdo xilliga ay ku riiixayaan beesha caalamku inay dhacdo.

 

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer