Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kismaayo tagay.

Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa tagay Kismaayo xarunta ku meel gaarka ah dowlad goboleedka Jubaland.

Safarka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay mid uu Jubaland ugu hambelyeeyey inay noqdeen maamulkii ugu horreeyey ee dhamneystiray xulista iyo doorashada xildhibaanada federaalka jamhuuriyadda Soomaaliya.

Ujeedadda labaad ayaa ah mid olole doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2016-2020 oo uu u sharraxan yahay mar labaad inuu xilkaas hanto.

Madaxweyne Axmedmadoobe iyo labadiisa madaxweyne ku xigeen, wasiiro federaalka ah, wasiiro jubakad ah iyo xildhibaanno ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaarada ee Kusmaayo waxaana loo gudbiyey aqalka msdaxtooyada Jubaland.

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer