Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Kenya oo dhistay 3 Km silig lagu xiray xuduudda ay la leedahay Soomaaliya.

Madheeraa (afdheer) Wixii ka dambeeyey weerarkii Jaamacadda Garissa waxay Kenya iclaamisay in ay dhisi doonto derbi adag oo laga dhisi doono xuduudda labada dal.

Shirkad ay u xilsaareen wasaaradda difaaca dalka Kenya ayaa bilowday dhismaha derbigaas io silig iyo dhub ka sameysan.

Derbigaas qeyb ka mid ah 3 Km ayuu sheegay duqa magaalada Mandheeraa in la dhammeeyey derbigaasna uu sii socon doono ilaa uu si rasmi ah u kala qeybiyo Beled-xaawo iyo Mardheeraa.

 

Faafin: afdheer.com

 
TV Afdheer