Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Aden Saransoor oo afka furtay doorashada xildhibaanada Koonfur galbeed oo uu waayey

Baydhabo (Afdheer) Siyaasi ka soo jeeda gobolka Bakool Aden Saransoor ayaa sheegay in laga hoos guuray doorashadii aqalka hoose ee beeshiisa oo ka dhacday Baydhabo.

Aden saransoor ayaa sheegay in uu sugayey xillioga la qaban doono doorashada laakiin la qabtay isagoo aan ogeyn.

Saransoor wuxuu ka mid yahay siyaasiyiinta beesha Hadame.

Aden Saransoor wuxuu ka mid ahaa xubnihii ku howlanaa sidii sadkooda loo duudsin lahaa beesha Absame ee gobolka bakool xilligii awood qeybsiga maamulka koonfur galbeed lagu gudajirey.

 

afdheer.com

 
TV Afdheer