Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Cumar CC sharmarke oo la shiray xildhibaanada Jubaland

Kismaayo (Afdheer) Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa kismaayo kula kulmay maamulka Jubaland iyo xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya lagana doortay Kismaayo.

Cumar Cabdirashiid ayaa u sheegay xildhibaanada in dalku isbadel u baahan yahay muhiimna tahay inay isaga doortaan.

Cumar Cabdirashiid ayaa ka mid ah musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya 2016- 2020.

 

 

Afdheer.com

 
TV Afdheer