Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Jubaland 2 - 1 Galmudug.

Muqdisho ( Afdheer ) Shalay waxaa wada cayaaray cayaartoyda dowlad goboleedyada Jubaland iyo Galmudug waxaana 2 iyo 1 ku badiyey Jubaland.

Jubaland ayaa kabadbaaday Shalay inay shandadahooda dhabarka soo saartaan oo usoo noqdaan gurigooda Kismaayo maadaama shabeele hore utumeen.

koonfur galbeed ayaa sidan oo kale awoodi weyday inay isku badbaadiyaan cayaan dhax martay Puntland.

Maanta waxaa jirta cayaar xiisa leh oo la filayo in garoonku buuxsami doono waxaana wada cayaaraya xulalka Banaadir iyo Puntland.

Cayaaraha ka socdaa Muqdisho waa kuwo aan dhab ahaantii aheyn cayaartoy matasha magacyada ay ku cayaarayaan ee xaqiiqdu tahay inay yihiin kuwo ka socda hal degmo marka laga reebo Banaadir iyo Puntland.

Tusaale cayaartoyda Jubaland, Koonfur galbeed iyo Galmudug  ayaa ah cayaartoy ka socda degmo oo aan xitaa gobol aheyn.

si kastaba ha ahaatee waa bilow wanaagsan oo lagu gaari karo in lagaaro xilli ay ka wada qeyb geli jaraan gobolada dowlad goboleedyada Soomaaliya horumarinta sportiga iyo adeegyada kale EE waxtarka uleh bulshada.

 

Afdheer.com

 
TV Afdheer