Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

RW Itoobiya oo ammaanay horumarka Soomaalida Itoobiya-VIDEO

Ra`iisul wasaaraha dalka Itoobiya oo la hadlayey wakiilada golaha shacabka dalka Itoobiya ayaa amaan u jeediyey dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya isagoo sheegay inay ka gudbeen isqabqabsigii oo intay meel iska dhegeen u jeesteen sidii deegaankooda ay u gaarsiin lahaayeen hurumar iyo abni wuxuuna ku ammaanay waxqabadka dds inuu ka fiican yahay dalka intiisa kale.

Dim lights

Ra`iisul wasaaraha Itoobiya ayaa si gaar ah tusaale ugu soo qaatay dowlad deegaanka ugu ammaanay waxqabadka dhanka biyo qabatinada yar yar, biyo uruurinta iyo waxsoosaarka beeraha. deegaanka Soomaalida ayaa lagu ammaanay inay sameysteen wakaalado iyo shirkado dhiiri galiyey horumarka gaar ahaan jidadka iyo biyaha.

 
TV Afdheer