Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Kabridahar Airport oo si rasmi ah loo furay-SAWIRO

Qabridagare (Afdheer) Caasimadda gobolka Qorraxey magaalada Qabridahare ayaa laga dhisay garoobn diyaaradeed caalami ah oo leh dhammaan qalabkii garoon diyaaradeed looga baahnaa wuxuuna qeyb ka yahay waxqabadka madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ka sameeyey deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar wuxuu ku guuleystay inuu soo bandhigo wax qabad muuqda sannadihii ugu dambeeyey taasoo soo jeedatay shacabka deegaanka Soomaalida Itoobiya waxyaabaha ugu muhiimsan waxaa ka mid ah jidad laami ah, isgaarsiin casri ah, beeraha oo la hormariyey, biyo xidheenno iyo maamulka deegaanka oo loo baddelay nooc dowli ah.

 

 

 
TV Afdheer